Qeexid

(f.g) Dhaad ka xirasho (neef).

Qeexid Kale

(f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.

Qeexid Xigta

(f.g) Gabar doonid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaado oo kali ah:
  • Maryama waxaa Ilaahay (koreeye) ku xusan kitaabka Quraanka kariimka ah ee lagu soo dejiyay Nebi Muxamed, waxaana jirta suurad loogu magac-daray ayada oo la yidhaado Suuratu Maryam oo ah suurada 19aad ee Quraanka.