Qeexid

"eeg dhaadi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaadin oo kali ah:
  • Ugu danbeyntii kursigii madaxtooyadda waxaa si sharci darro ah ugu fadhiistay Cali Mahdi, iyadoo aanay dhaadinba in midnimaddii iyo qaranimaddii bukootay.
  • Intay cir-baxa ku jiraan, si aan loo garan oo dhulku u dhaadin hadba muuqaal iyo midabbo kala kaan ah ayay huwadaan iyagoo daruuraynaya.