Qeexid

"Qof wax u muujin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaadi oo kali ah:
  • Ugu danbeyntii kursigii madaxtooyadda waxaa si sharci darro ah ugu fadhiistay Cali Mahdi, iyadoo aanay dhaadinba in midnimaddii iyo qaranimaddii bukootay.
  • Waxana ay taasi timid kolkii ay luntay ama la lumiyey aqoontaas hadhaadiga ahayd ee lagu garan lahaa jirro walba geedka ku habboon, qaybta, xilliga iyo sida loo adeegsanaayo.