Qeexid

"(f.g) Cid hoos u dejin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaadhici oo kali ah:
  • Ciidamada Booliska ayaa la arkayay iyagoo gawaarida mid mid uga eegaya Aqoonsiga ama Taarkada uu sito, iyadoo kii aanan sidan loo dhaadhicinayo Xarunta Gaadiidka laga diiwaan gelsho ee Visha Bra.
  • Macalimiintuna waa inay ku gudbiyaan afsoomaali kana dhaadhiciyaan ardayda oo halkii ay ka odhan lahaayeen FORMATTING waa inay adeegsadaan AGLOOLID.