Qeexid

"Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha."

Qeexid Kale

ld dhacdhac1.

Qeexid Xigta

ld dhaadhicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaadhac oo kali ah:
  • Intaa ka dib hoos-baa la iskula dhaadhacay, iyada oo ay sheekadu noqotay hebel ka waran, heblaayo ka waran, heblaayo yey u dhaxday, hebel yuu ka guursaday, adigu maxaad ubad iyo adduun haysaa.
  • Haddii aynu qormadeena todobaadkii hore ee ka hadlaysay fikradaha kala duwan ee laga qabay fan-masraxeedka, waxa uu yahay iyo waliba halka uu ka soo unkamay, bal aynu in yar hoos ugu dhaadhacno curashadii masraxa soomaaliga.