Qeexid

"(-dad, m.l) Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaad oo kali ah:
  • Nasiib daro waxaa dadka badankiis iloobay in Eebaha weyni uu awoodo inuu dhibka u bedelo badhaadhe, belada ka danbaysiiyo barwaaqo.
  • Gaadiid lagu xiray sameecado dhaadheer ayaa lagu arkayaa gudaha degmada, iyadoo dadka lagu boorinayo inay difaacdaan amaanka ay haystaan, iyadoo Sh.