Qeexid

"(-bmay, -bantay; -bmi) Wax meel lagu dhaabay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaaban oo kali ah:
  • Dadka reer Sool waxaanu ka tacsiyadaynaynaa dhibaatada ay gurigooda ka rideen afar inan oo yaryar oo nimaan dantoda wadin ku qadhaabanaya" Sidaasna isna waxaa aragtidiisa weerarka Laas-caanood ku dhiibtay Jiif Caaqil M.M. Xandule (Indha-Cade).
  • Dabadeed maskii oo dareensan aanada iyo aarsiga uu ninku damacsan yahay ayuu yiri: Ninyahow, inta aad madigaagii xusuusato aarsi iyo colaadi kaa bixi maysto, ana inta aan gudinta geedka ku dhaaban arkayo haka yaabin inaan ku aamino oo godka ka soo baxo.