Qeexid

"Maanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaabadee oo kali ah:
  • Axmed Siilaanyo oo ururkiisa Kulmiye ku dhawaaqay bishii May, waxa uu hadalkiisa ku dhaabadeeyey in uu doonayo in ay dalka ka dhacdo doorasho xalaal ah.
  • Hadalkana nin yidhi wa dhigaa siidhehbaa dilay Inaan dhaabadeeyaan rabaa dhawr kal dabadeed Dhaxalkeeda nimankii lahaa way dhebaandhebi Iyagaa dharaarab intaan dhaafay sii odhan.