Qeexid

"Ballan."

Qeexid Xigta

Tix yar oo maanso iwm dhextaal u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaabad oo kali ah:
  • Waxaana uu hadalkiisa ku dhaabadeeyay.
  • Axmed Siilaanyo oo ururkiisa Kulmiye ku dhawaaqay bishii May, waxa uu hadalkiisa ku dhaabadeeyey in uu doonayo in ay dalka ka dhacdo doorasho xalaal ah.