Qeexid

"dh.ku wuxuu la leeyahay janjeer ah 66° 30 sallaxa majiiraha dhulka."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dh oo kali ah:
  • Ciyaartani waxay masaxday go’aankii Batistuta oo macasalaameeyay ciyaaraha, kadib kulankii Sweden ee barbaraha 1-1 ee dhacay 12 June, kaas oo soo gunaanaday rajadii wadankiisu koobka adduunka ka qabay.
  • Sidoo kale Madaxweynaha Somalia wuxuu sheegay in Obama ay dowlad ahaan kala hadli doonaan xaalada dalka Somalia, isagoo xusay inuu ku kalsoon yahay inuu wax badan ka qaban doono dhibaatada Somalia.