Qeexid

"Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho."

Qeexid Xigta

D. ah: timo jarriin ka dhaafid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deyso oo kali ah:
  • "Masar xaq ayay u leedahay inay dalkeeda ku maxkamadeyso afduubayaasha, balse iyadoo tixgelinayso dalab uu u gudbiyay Madaxweyne Sh.
  • "Waxaan ugu baaqayaa Dowlada Mareykanka inay jawaab waafi ah ka bixiso eedeymaha kooxaha wax garadka ah ay jeedinayaan, isla markaana ay cadeyso in hal maalin oo kaliya ay duqeysay Somalia," ayuu yiri Meles.