Qeexid

"D. ah: faras dibad joognimo ku barbaaray oo aan la laylin."

Qeexid Xigta

D. ah: qof iskorisnimo ku barbaaray oo akhlaaq xun.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deys oo kali ah:
  • Sidoo kale waad xusuusataan markii magaca Midowga Maxkamadaha Islaamiga lagu mideysnaa in loo baabaca dhigay cadawga.
  • Sidoo kale wasiirku wuxuu sheegay in Eitrea ay hub ugu deeqday mucaaradka Somalia, isagoo sheegay in kooxda Al-shabaab oo qaska ka faa'iideysata ay u isticmaalayso hubkaas caqladeynta amaanka Somalia.