Qeexid
(-fyo, m.dh) Bartamaha xilliga diraacda oo ah waqti aad u dhaxan badan.
(-fyo, m.dh) Bartamaha xilliga diraacda oo ah waqti aad u dhaxan badan.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: /dh (-fyo, m.dh) Waqtiga roobka dayrta ahi dhammaado oo dhaxantu bilaabato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: T. ah: wax xadkii tiradooda dhaafay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: U d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-fay -ftay) U dh.: hor iyo gadaal u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabaysha, firada, heerka iwm oo ka soo hormara roob di'i raba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Waxxadkoodi caadiga ahaa dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax xadkoodi caadigaahaa ka batay.
Qeexid Xigta: ld antaradhaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld deyd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: (f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dar buux-dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhardhaarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax aan la koobi karin noqosho.
Qeexid Xigta: Wax qiyaastoodii dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]