Qeexid

"ld deymin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deynin oo kali ah:
  • Afhayeen u hadley Falastiiniyiinta ayaa sheegey in arinta la isku mari waayey ee mashaakilka keentey ay tahay iyadoo Israa'iil ay ku adkeysatey in ayna magaalooyinkaasi ka qaadeynin jid gooyooyin ay halkaas ku sameysatey.
  • Sheekh Aadan Cumar (Jilibay) ayaan si dhab ah u cadeynin waxa dhaliyay in uu iscasilo walow uu sheegay in beeshisa ay ka codsatay in uu iska casilo xilkaasi taasoo marki hore iga dalbatay ayuu yiri in aan qabto xilkaasi.