Qeexid

"Lacag iwm oo lays amaahsho."

Qeexid Xigta

Haadaan; jar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deyn oo kali ah:
  • Booliska ayuu amri karaa inuu qof goobta dibedda uga saaro ama in la qabto qof gef ku sameeyey hawsha doorashada ama qof waali ka muuqato ama qof aan codeynba xaq u lahayn.
  • Wariyeyaasha shirka jaraa'id joogay ayaa ku dhiiran waayay inay su'aalo ka weydiiyaan mas'uulka hanjabaada uu saxaafada u jeediyay, waxaana tani ay cadeyn u tahay in Somalia aysan ka jirin wax xoriyatul qowl ah.