Qeexid

"(-dad, m.l) Dhis wareegsan oo aqallada iwm lagu wareejiyo ama horay looga yeelo. ld deyr."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deyd oo kali ah:
  • Waxan idiin rumeynayaa, mudanayaal, ujeedadeyda daacadda ah inaan waligey si fiican idiinla shaqeyndoono si aynu u wadadhisno Somaliland- tani mid ka sii fiican.
  • Hadalka Madaxweynaha ayaa u muuqdey mid uu ku durayay xildhibaanada taas macanaheeda ahaa, idinku laaluushi mayo in aan heshiino ama aad joojisaan qodobada xukuumadeyda carqaladeyn kara.