Qeexid

ld dawarsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dewersi oo kali ah:
  • Marka baabuur ciiddaas ka badan lagu soo dhexdaayo dadkaas faraha badan ee soo adeegsi, jimicsi, dewersi iyo boob tegay ee laydhkii indha Cadde iyo laambado diciif ahi isku dhacaan waxa kuu soo baxaya hadhadh farabadan oo is hor iyo daba weydaaranaya.