Qeexid

"(duruus, m.dh) Cashar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dersi oo kali ah:
  • Xigasho qoraal oo laga akhristo kulyada Farsamada Bardera Polytechnic ee ku taal magaalada Baardheere ayaa waxaa lagu bixiyaa dersi ciwaankiisu yahay, Cilmi Fallaga iyo Barashada Islaamka.
  • Waxa uu doortay in uu dersiga bixiyo.