Qeexid

"Deris ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga derisnimo oo kali ah:
  • Gacaltooyo ku dhisnayd derisnimo,ceeshow-milixnimo,Soomaalinnimo iyo Muslinnimo oo meesha u bannaynaya.
  • Gacaltooyo ku dhisnayd derisnimo,ceeshow-milixnimo,Soomaalinnimo iyo Muslinnimo oo meesha u bannaynaya.