Qeexid

"(c.nafl.) Godniinka lafdhabarka oo u furan dibedda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deri oo kali ah:
  • N. K. H.) ku tilmaamay inuu ahaa argagixiso, sidaana waxa uu baaderigaasi ku sheegay waraysi uu siiyey telefishinka CBS ee dalka Maraykanka toddobaadkii hore.
  • Waxa uuna yidhi “aan tusaale u soo qaadano dalka deriska ah ee Ethiopia waxa uu fara geliyey arrimaha u gaarka Soomaalida iyagoo si toos ciidamada Ethiopia ay u soo weeraraan magaalooyinka ku yaalla xadka labada dal ay wadaagaan.