Qeexid

"ld damin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga demin oo kali ah:
  • Gaadiidka dab damiska oo ay leedahay Shirkadda Igaarsiinta Hormuud ayaa la sheegay in marki danbe ay ku guuleystaan deminta Dabkasi ka kacay Suuqa bacaadlaha ee dhinaca Cabdalla Shideeyaha.
  • Xarakada Al Shabaab ayaa gacanta ku heysa deegaanka Jamaaca Sheekh Bashiir ee dabku ka kacay waxana la sheegay in ay gacan ka geysteen deminta dabka haljkaasi ka kacay,inkasta oo aysan weli ka hadlin saxafadda.