Qeexid

"Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan."

Qeexid Xigta

Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dembi oo kali ah:
  • Kaneecooyinkan oo hadda ku xidhan Mal-khabad ay leedahay Afo ka mid ah sirdoonka guud ee reer galbeedka waxa laga yaabaa in la buufiyo hadii uu ku cadaado dembigaasi.
  • . Beeshu waxay qabtaa kuna talinaysaa in laga hortago lana sugo inaan beeluhu gabbaad u noqon dembiilayaasha.