Qeexid

Dembi. ld dambaab1, denbaab1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dembaab oo kali ah:
  • Kayse Xuseen Qasaali oo isna arrimaha garta ka gabyey ayaa yidhi “muduc iyo madaacalay gar aan marag-ba loo yeelin, marka muran xalaal yahay, ado maraya dhaar been ah, macsi iyo dembaab aan la qarin muhindiskaa sheegi”.
  • Nimanka Jariidadda dembaaba, ayaa iyaguna yidhi bogi, car wir bannaanka isugu keen soo saara.