Qeexid
Jar ka dhac.
Qeexid Xigta
ld delidhacid.
Jar ka dhac.
ld delidhacid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Ka dhicid meel deli ah.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld delidhac1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld daldalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato.
Qeexid Xigta: Dh. ah: hanti si xoog iyo sharcidarro ah lagu soo qaatay.
Qeexid Kale: ld dhicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.l) Meel laga dhaco oo hoobad ah; dalow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Hanti cid kale leedahay si xoog iyo sharcidarro ah ku qaadid.
Qeexid Xigta: (f.g) La dh.: ul, karbaash, gacan iwm wax ku garaacid.
Qeexid Kale: (f.g) Dhurwaa habeen xero xoolo ku jiraan weerarid. 4. (f.mg) Wax meel sare ka soo dillaamid. 5. (f.mg) Ku dh.: imtixaan ku gudbi waayid. 6. (f.mg) Qorrax, dayax iwm godgelid. 7. (f.mg) Wax waqti loogu talaggalay dhammaysasho. 8. (f.mg) Dabayl xoog u socosho. 9. (f.mg) Xabbad iwm qarxasho. 10. (f.mg) Wax culus oo aan la filayn soo kordhid. 11. (f.mg) La dh.: wax si aad ah ugu bogid. 12. (f.mg) Ku dh.: wax aan laga fiirsan falid. 13. (f.mg) Ku dh.: dhar iwm lebbisasho. 14. U dh.: si dhuumasho ah wax u boobid. 15. (f.mg) Biyo aan loo miyayn cabbid (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi.
Qeexid Xigta: Hal hal u qubasho; daadad.
Qeexid Kale: Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin.
Qeexid Xigta: Dhawr mar dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Qof socda tabardarro awgeed hadba dhan u liicid.
Qeexid Xigta: Qof dan la'aan u wareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha.
Qeexid Xigta: ld dhaadhicid.
Qeexid Kale: ld dhacdhac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Meel hoose u degid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]