Qeexid

"(-iyo, m.l) Meel laga dhaco oo hoobad ah; dalow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deli oo kali ah:
  • Ciidamada AMISOM, ayuu sheegay inay Muqdisho oo dhan qabsan lahaayeen, hadii xiligooda shaqo la bedeli lahaa.
  • Mudane Maxamed ma aanu soo bandhigin sababo faahfaahsan oo akhristuhu ku qanci karo, kuna beenin karo warbixinahaas oo aan ka ahayn in ay jirto aalad codka lagu bedbedeli karo oo la macno ah qori qori ku taag.