Qeexid

"Meel dhisan, loogu talagalay in ay maraakiibta ku soo xirato oo laga raro, waxna looga dejiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deked oo kali ah:
  • Dhanka kale Ganacsato Reer Muqdisho ayaa sheegay in muddo hal todobaad ku dhow ay kaga xanniban yihiin dekedda ganacsi fara badan, iyagoo sheegay inaysan ogeyn sabab loo xayiray alaabooyinkooda oo saaran gaadiidkii geyn lahaa suuqayada Muqdisho.
  • Howlaha Marsada ayaa hakad la geliyay, iyadoo shaqaalaha ka howl gala lagu amray in ay soo xaadirin howshooda muddo labo maalmood ah sida ay sheegeen Saraakiisha Dekeda.