Qeexid

"eeg deji. ld dejis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dejin oo kali ah:
  • Wafdigaasi ka socday waaxda socdaalka ee Britain intii ay joogeen Somaliland waxa la sheegay inay la kulmeen madaxweynaha Daahir Rayaale Kaahin, wasiiradda Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Dib U dejinta, iyo Warfaafinta.
  • Dawladdu waajib bay leedahay, golayaasha sharci-dejintu waajib bay leeyihiin, axsaabtuna waajib bay leeyihiin oo laga sugayaa.