Qeexid

"Wax meel kore ka qaadid oo hoos keenid."

Qeexid Kale

Qof kacsan xasilin. 4. Nafley meel degaan uga dhigid. 5. Sharci, xeer, iwm samayn. 6. Soo d.: badeeco dal soo gelin; soo waaridid. 7. Xisaabo wadartooda isugey

Qeexid Xigta

Badda dhexdeeda ku qarqin (doon iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deji oo kali ah:
  • Dalku weli wuxuu ku jiraa qalalaase baarlamaan oo xayiray xitaa hawlihii ugu darnaa ee asaasiga ahaa ee sharcidejiyeyaasha (xildhibaanada).
  • Dad badan oo ay aafeeyeen abarihii dabadheer ayaa la dejiyay Dajuuma, Sablaale, Kuntur-wareey iyo meelo kale.