Qeexid

"Meel la degganyahay. ld degmo (3)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga degsiimo oo kali ah:
  • Dhinaca kale booqashada weftiga Madaxweynaha ee gobolka Awdal waxay ku soo beegantay xili ay xiisado dhexyaaliin dadka ku dhaqan degaamadaa, xamaasadaas oo reeraysan waxay la xidhiidhaa sheeko dhinaca degsiimooyinka ah.
  • DHL waxa ay caan ku tahay amaano & degdegsiimo alaabtaada laguugu geynayo meel walba oo adduunka ah.