Qeexid

"Shax, turub, iwm bad dhigasho."

Qeexid Xigta

Ku d.: cid marti u noqosho. ld deg2 (3,9)

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dego oo kali ah:
  • Sidoo kale waxay u fureen laabtooda si kash iyo laab ah, iyagoo albaabada guryahoodiina ay ballaqeen oo ay u fureen Rasuulka (scw) si uu Xabiibka (scw) ugu dego isagoo la sharfay.
  • Dholawaa ayaa sheegay in ay tahay Arrin aad u qalafsan oo u baahan in si fiican looga baaraan dego oo aan lagu deg degin, asagoo xusey inay jiraan heshiisyo badan oo ka dhacay arrimahan Macdanta, wuxuuna tilmaamey in shacabka aad uga dharegsan yahay.