Qeexid

"ld degid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga degis oo kali ah:
  • Axmed Maxamed oo bayaaminaya labadaa qodob, wuxuu yidhi; “mid waxa weeyi ka degistii gudoomiye-nimadii SNM, waxaan idhaahdaa maxay noqon lahayd.
  • Intaa dabadeed, wuxuu Rasuulka baxay isagoo saaran hashiisa, waxaa waddadii magaallada Madiina istaagay madaxdii iyo odayadii magaallada Madiina, iyagoo mid kasta uu doonayo inuu ku guuleysto sharafta degista Rasuulka (scw) uu ku degayo gurigiisa.