Qeexid Xigta

ld degis, degitaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga degid oo kali ah:
  • Degidii Laashka iyo Duco aan la aqbalayn Dabayl Nuug wuxuu soo dabbaashoo Itoobiya, Suudan, Liibiya, soo raftoba wuxuu yidhi: Hooyo sadexan oo isa sidatana cidla dhigoo ka carraabbay.
  • Sidoo kale, u haajiridda ama degidda waddama shisheeye iyadana waxay dhalisay in dad badan oo Somali ah ay qaatan dhalashooyin, aqoonsiyo, mabaadii iyo caqiidooyin cusub.