Qeexid

"/dh eeg degganow. ld degganaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga degganaansho oo kali ah:
  • Sanadihii la soo dhaafay dowladda Turkigu waxay muujisay dareen wanaagsan iyo dadaal ay ku dooneyso in Soomaaliya ay ka hirgasho nabad iyo degganaansho.
  • Degganaansho la’aanta siyaasadeed iyo saboolnimada xag-jirta ee ka jirta Soomaliya waxa ay ku qasbeen in Soomaalida ka soo qaxdo dalkooda iyo inay isku soo biimeeyaan safarada halista ah ee Gacanka cadmeed.