Qeexid

"(f.g) Wax meel rug ka dhigtay ahaansho (cid)."

Qeexid Kale

(f.mg) Wax kudid raba ahaansho (sac).

Qeexid Xigta

(f.mg) Wax xasillan ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deggan oo kali ah:
  • - Qofkii sidaas ugu xasilo sujuuddiisa, run ahaantii markaasi wuxuu helay degganaanshihii loo baahnaa, in lagu xasilo sujuudda waa tiir sidoo kale.
  • Saaxiibada aqoonta u lahaa Cabdisalaan Xiis waxa ay ku tilmaameen in uu ahaa shakhsi deggan, bashaash ah, kaftan badan, waxayna u rajeeyeen in Janadii Fardowsa Eebahey ka waraabsho.