Qeexid
Wax degdegaaya ahaansho. ld deddegsan.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax degdegaaya ahaansho. ld deddegsan.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Xamuul wax dhulka la dhigay ahaansho.
Qeexid Xigta: Qorshe, nidaam iwm wax la dhammaystiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg degdegsan. ld
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld degdegsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg degsan. ld degsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhaqsiyaha wax lagu qabto.
Qeexid Xigta: D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg1, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld degdegsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld degdegsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: deddegsanaan, deddegsanaansho, dedgegsanaansho.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax meel ku naban ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld deddegid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: D. ah: wax garabka lagu qaadi karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax si dhaqso ah u samayn. ld deddeji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld degdeg1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg degdeji. ld deddejin, deddejis, degdejis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg degso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld degdejin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld degsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meel kore saaran hoos uga qaadasho.
Qeexid Xigta: Sharci, xeer, iwm samaysasho.
Qeexid Kale: Cunno meel ku jirta mid kale kaga ridasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhergey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]