Qeexid

"Dhaqsiyaha wax lagu qabto."

Qeexid Xigta

D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg1, deddegsiinyo, degdegsiinyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga degdeg oo kali ah:
  • Shaqaalaha gaadiidka gurmadka degdega ah ayaa u sheegay saxaafadda inay degmooyin kala duwan oo Muqdisho ku yaalla ka qaadeen in ka badan 25-qof, ayna arkeen maydadka dhowr qof oo ku dhintay duqeynta.
  • Waxaa la gudboon in arrimaha noocan ah aanay ku degdegin iyaga oo aan si ballaadhan oo miyir qabta u darsin raadka uu isbedelkan oo kale ku yeelan karo qayb kasta oo dhaqaalaha Maxaa u Baahan in Cashuuraha Laga Bedelo?