Qeexid

"U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid."

Qeexid Xigta

Hadal badan shubid; dalqamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deexo oo kali ah:
  • Inkastooy Maraykanka imanayso, halkii ay Reer Galbeedka ka degtana aysan muhiim ahayn, haddana waxaa la odhan karaa Ayaan inkaartii Muslimiinta iyo cuqubaday galabsatay ayaa soo riday oo waxaas oo fadeexo ah u keentay.
  • Guud ahaan sheekadii fadeexowday ee Monica Lewinsky iyo Bill Clinton ayaa caalamku hadal hayey muddo sanad ah, iyadoo ay arintaasi ku sheegtay Hillary mid dhaawac aan dhamaan ku reebtay qalibigeeda.