Qeexid

"Dhul geed-gaab iyo caws ka baxaan oo badda xiga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deex oo kali ah:
  • Yaabkaygii baa markaa isu beddeshay xanaaq iyo caro, oo waxaan is iri furka ma tuurataa caawa oo fannaaniinta halka ay taagan yihiin intaad ugu tagto ma ku cambaareysaa fadeexada ay magaca fanka Soomaliyeed caawa meesha ugu geysteen?
  • Isaga oo arrintaa sheegaya wuxu yidhi: Fadeexadda ugu weyn ee far soomaalida ku jirtaa waa xarfaha lammaan ee kh, sh iyo dh.