Qeexid

"Wax, wax ku fillaysiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deeqsii oo kali ah:
  • Hantida la ilaalinayo waxa ay noqoneeysaa tan goonida ah iyo midda guud oo si caddaalada ah loo deeqsiiyo dadka ay ka dhaxeeyso.
  • Darbaddaa haddaan meel u dayay downa qabadsiiyay Alleylehe daldalan lama rabee daacadna u sheegay Dullaal lama hadlaayee waxgarad samo ku deeqsiiyay Dabayaaqadana aan Rabbigey dalab ku weydiisto.