Qeexid

"(-iyaal/-iyo, m.dh) D. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deeqsi oo kali ah:
  • Waxa uu ahaa dadkii ka faa’iidastay dhaqanka, deeqsinimada iyo soo dhawaynta ku salaysan ee dadka Soomaaliyeed.
  • Darbaddaa haddaan meel u dayay downa qabadsiiyay Alleylehe daldalan lama rabee daacadna u sheegay Dullaal lama hadlaayee waxgarad samo ku deeqsiiyay Dabayaaqadana aan Rabbigey dalab ku weydiisto.