Qeexid

"(-ayaal, m.l/dh) (kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane elektaroon marka dabar elektaroon-wadaag ahi samaysmayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deeqe oo kali ah:
  • Waxa jira guux ka dhashay raashinka weftigu u qaaday deegaankaas oo qayb ka mid ahi ay tahay Timir kaalmo ah oo hay’addo Sucuudi ahi ugu deeqeen dadka masaakiinta ah.
  • Sidoo kale, Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay in ka badan 10-qof oo u badan dad rayid ah, inksatoo ay ku jiraan ciidamo ka tirsan kuwa Burundi, waxaana xilliga uu qaraxu dhacayay goobta laga dhaansanayay biyo ay ku deeqeen ciidamada Burundi.