Qeexid

"D. ah: ceel ama daaqsin aan dad badan joogin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deen oo kali ah:
  • Bulxan, wuxuu dhaliilay is-dhaafkii ka soo baxay wefdigii ka yimid Muqdisho ee yimid Hargeysa oo uu yidhi; “Markii hore waxay yidhaahdeen waxaanu nahay shakhsiyaad madaxbannaan, markii dambana C/qaasim ayaa yidhi; anigaa diray oo ay iga socdeen.”
  • Ama harada oo buuxsantoo ka hirqadeen maalku.