Qeexid

"Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo."

Qeexid Kale

Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.

Qeexid Xigta

D. ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deelqaaf oo kali ah:
  • Waxaan u soo jeedinayaa in uu raali gelin ka siiyo shacabka reer Somaliland deelqaafka uu kula kufay isla markaana ka daayo ciyaaraha siyaasada.
  • Noocyada kale ee lagu luuqeeyo, xulashada erayga ilaa habka tixida haduu khalaf ku yimaado waa 'deelqaaf' ama darajo hoose oo aan gabay ahayn ayaa la siin.