Qeexid Kale

ld deeg1 (2).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deegid oo kali ah:
  • Waxgaradka Soomaliyeed waxaa la gudboon inay ka dhiidhiyaan kana hortagaan xadgududyada soo socda sida u adeegidda dano shisheeye, awood kororsi, maamulxumo iyo xatooyo ka daran tii Guddiga Cunaqabateynta ee QM kashifay.
  • Markii Rasuulka (scw) uu geeriyooday, wuxuu Cabdiraxmaan Binu Cawf u istaagay u-adeegidda hooyooyinka mu'miniinta, waa xaasaskii Rasuulka'e (scw).