Qeexid

"(-do, m.l) Bersad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deegad oo kali ah:
  • Qarax oo ahaa Mid ismiidaamin ah loo a deegaday labo Gaari oo mid weyn iyo mid yar ah ayaa waxa uu sababay in ay dad badan wax ku noqdaan.
  • Qaramada Midoobay ayaa shaqaalaheeda gargaarka kala baxaysa Somalia, kadib qarax loo adeegadsaday miinooyinka wadada dhinaceen lagu duugo oo lala beegsaday gaari ay lahayd Hay'ada UNPOS.