Qeexid

"Geed weyn canjeelka u eg, sida badan webiga jiinkiisa ka baxa oo leh miro la cuno."

Qeexid Xigta

ld degaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deegaan oo kali ah:
  • Su'aal: Dadka deegaanku sidee ayay idiinla dhaqmeen, intii aad meesha joogteen?
  • Waxay sidoo kale sheegeen goobjoogayaashaan in dad lagu tuhmay inay ka tirsan yihiin kooxaha dagaallada ka wada Muqdisho lagala baxay xaafadaha deegaankaas iyadoo aan la garanayn goob loo kexeeyay.