Qeexid

"ld degaamee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deegaamee oo kali ah:
  • Sida ay masuuliyiintaasi shirkaa Jaraa’id ku sheegeen waxa Jabuuti laga soo celiyey qaxooti ay tiradoodu gaadhayso ilaa 2938 qoys oo ka kooban 13996 qof, kuwaas oo inta ugu badan la deegaameeyay Jidhi, Cabdiqaadir iyo Xariirrad oo Gobolka Awdal Mr.
  • Maamulka Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay shaaca ka qaadeen in wixii maanta ka danbeeya uu diyaar u yahay dhul ay dhawaan ka baneeyeen duleedka degmada kaaraan in la deegaameeyo oo islamarkaana la cabiro.