Qeexid

"D. ah: qof wax lahaa oo faqriyey."

Qeexid Xigta

ld deegid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deeg oo kali ah:
  • Sida ay tibaaxeen warar arrintaa la xidhiidhaa haweenayda Itoobiyaanka ahi waxa weeye wakiil magaalada Burco u fadhiya kooxo ka baayac-mushtareeya dadka tahriibanaya ee Itoobiyaanka ah, waxayna ku xidhan tahay oo la xoogsada dad u dhashay deegaanka Burco.
  • Laba qof oo rayid ah iyo mid ka mid ah ilaalada deegaanka Gobolka Banaadir ayaa siyaabo kala duwan maanta loogu kala dilay Magaalada Muqdisho, waxaana falalkaan ka dambeeyay ciidamada Dowladda, kuwa Ethiopia iyo kooxaha ka horjeeda.