Qeexid

"ld diibaaji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga deebaaji oo kali ah:
  • Waa muhiim in la ogaado in deebaajigani yahey oo keliya qeyb ka mid ah qiimaha dhabta ah ee uu joogo gurigu.
  • Marka eynu guri ka iibsaneyno guryaha wadajirka, waxaan bixinaa deebaaji.