Qeexid

"dee fk. Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dee oo kali ah:
  • Sidaas darteed, waxaa loo baahanyahay inaan wada aqoonsanno in Xukumadda iyo Golaha Wakiillada ay maanta horyaalin caqabado waaweyn oo dhinac kasta ah, xag siyasadeed (DFKMG), amniga, dhaqaalaha iyo bulshadaba.
  • Mucaawinadaasi Maanta la Bililiqeystay oo ay Bixisay Hay'ada W.F.P ayaa waxaa Wakiil ka ahaa Companiga lagu Magacaabo Deeqa oo uu maxad ka yahay Ing.